Akhriso Jadwalka wareegga 1aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Jadwalka wareegga 1aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

JADWALKA WAREEGGA 1-AAD EE TARTAN-CILMIYEEDKA RAMADAANKA

__________________________________________________________________________________

TAARIIKHDA MAGACA DEGMADA VS MAGACA DEGMADA NATIIJADA
Ramadaan 01 X.Jajab, G/ Banaadir Vs Wadajir, G. Banaadir
Ramadaan 02 Baladweyne, G/ Hiiraan Vs Boondheere, G/Banaadir
Ramadaan 03 Jilib, Gobalka J/dhexe Vs X/Weyne, G. Banaadir
Ramadaan 04 Dharkenley G. Banaadir Vs Dhahar,  G. Sanaag
Ramadaan 05 Garbahaarey,  G. Gedo Vs Marka, G/ Sh/Hoose
Ramadaan 06 Shibis, G. Banaadir Vs Kaaraan,  G. Banaadir
Ramadaan 07 C/casiis, G. Banaadir Vs Kismaayo, G. J/Hoose
Ramadaan 08 Shengaani / G. Banaadir Vs Hodan, G/Banaadir
Ramadaan 09 Joowhar, G/ Sh/dhexe Vs Yaaqshiid / G. Banaadir
Ramadaan 10 Dhuusamareeb, G/gaduud Vs Deyniile / G. Banaadir
Ramadaan 11 Boosaaso, G/Bari Vs Buur-hakaba G/Bay
Ramadaan 12 Howl-wadaag  G/ Banaadir Vs Gaalkacyo/G/Mudud
Ramadaan 13 Waabari/ G/Banaadir Vs Xudur/G/Bakool
Ramadaan 14 Hiliwaa / G. Banaadir Vs Kaxda / G. Banaadir
Ramadaan 15 Garowe, Gobolka Nugaal Vs Warta nabadda, G/ Banaadir

 

Halkan kala deg

JADWALKA WAREEGGA 1AAD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here