Akhriso Kooxaha u Soo Baxay Koobka Europa League-ga

0
789

Waxaa caawo la soo gabagabeeyay Group stages-ka koobka labaad ee qaarada yurub ee Europa League-ga,waxaana soo baxay 24-kooxood oo ay ku soo biirayaan sideed kooxood oo ka soo haray koobka Champions League-ga,iyagoo sidaasi ku noqonaya 32-kooxood.

Borussia Moenchengladbach, Villarreal, Club Brugge, Torino, Besiktas,Tottenham Hotspur, Salzburg,Celtic, Dinamo Moscow, PSV Eindhoven, Inter Milan, Dnipro, Feyenoord,Sevilla, Everton, Wolfsburg, SSC Napoli, Young Boys, Dynamo Kyiv, AaB Fodbold, Fiorentina, Guingamp, Legia Warszawa, Trabzonspor, Olympiakos,Liverpool, Zenit St. Petersburg, Anderlecht,Ajax, Athletic Bilbao,Roma iyo Sporting Lisbon ayaa u soo baxay koobka Europa League-ga.

Isku Aadka koobka labaad ee qaarada yurub ee Europa League-ga ayaa waxaa la sameeyn doonaa maalinta isniinta hadii alle idmo.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here