Akhriso Kooxaha u Soo Baxay Wareega Labaad ee Koobka Champions League-ga

1397

Kooxaha Atletico Madrid,Juventus,Real Madrid,Basel,Monaco Bayer Leverkusen, Borussia Dortmund,Arsenal,Bayern Munich, Paris Saint Germain,Barcelona,Chelsea,FC Porto ,Shakhtar Donetsk,Manchester City iyo Schalke 04 ayaa u soo baxay wareega labaad ee koobka Champions Legaue-ga..

Maalinta isniinta ayaa la sameeyn doonaa isku aadka wareega labaad ee koobka Champions League-ga.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here