Akhriso Liiska Wasiirada arrimaha Dibada ee Soomaaliya soo maray tan iyo 1960-kii

3236

Wasaaradda Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Liiska Shaqsiyaadka soo qabtay xilka Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya tan iyo 1960 markii xuriyada aan qaadanay.

Axmed Ciise Cawad ayaa ah Wasiirkii ugu danbeeyay ee arrimaha dibadda isagoo xilkaasi kala wareegay Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo muddo sanad ka yar xilkaasi hayay.

Halkan ka akhriso

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here