Akhriso Liiska, Xildhibaanada cusub ee lagu doortay Garoowe

Doorashada aqalka Hoose ee wajiga 2-aad Dowlad Gobolleedka Puntland ayaa hadda soo gabagabooday, iyadoo lugu doortay 6 xubnood.

Doorashada oo saaka ka bilaabatay caasimada maamulka Puntland ee Garoowe ayaa waxaa lagu doortay 6 xildhibaan kuwaasi oo ka mid noqon doona baarlamaanka cusub ee soomaaliya, kuwaasi oo kala ah:

Magacyada 6da Xubnood ee maanta ku guulaystay Aqalka Hoose:

  1. Siciid Xuseen Ciid
  2. Zakeriye Maxamuud Xaaji Cabdi
  3. Burhaan Aaden Cumar
  4. Jaabir Maxamed Cabdi
  5. Siciido Maxamed Xasan
  6. Sacdiyo Carays Ciise Kaarshe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here