Akhriso: Madaxweynaha K/Galbeed oo magacaabay qaar kamid ah Golaha Wasiirada ee maamulkaasi

Madaxweynaha K/Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa magacaabay qaar kamid ah Golaha Wasiirada K/galbeed Soomaaliya.

 

Hadaba Hoos ka Akhriso Xubnaha cusub ee la magacaabay.