Akhriso: Wasaaradda Dhalinyarada oo soo bandhigtay fursad shaqo oo banaan

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga waxa ay shacabka Soomaaliyeed u haysaa fursado shaqo oo ku saabsan mas’uul ka shaqeeyn kara horumarinta siyaasadda dhalinyarada iyo kor u qaadidda aqoontooda, iyadoo muwaadiniinta daneyneysa inay shaqadaan buuxiyaan ay warqadahooda codsiga ah u diri karaan [email protected]

Hadaba ka akhriso linkiga hoose warbixinta oo dhameystiran

Development of Youth Policy – Somalia Readvertisement_2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here