Akhriso: Wasiirka Waxbarashada oo magacaabay Agaasimeyaasha Waaxyaha ee Wasaaradda

2472

Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Daahir Cismaan ayaa maanta wareegto ka soo baxday xafiiskiisa ku magaacabay agaasimeyaasha Waaxyaha ee Wasaaradda, iyadoo guddiga shaqada iyo shaqaalaha la siiyay wargelin.

Dhawaan ayay ahayd markii wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya uu shaqadii ka joojiyay Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha, kuwaasi oo lagu amray inay imtixaan u soo galaan shaqada.

Hadabala linkiga hoose ka akhriso magaabista agaasimeyaasha waaxyaha

Magacaabis Xilal

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here