Akhriso: Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay fursad shaqo oo ka banaan

Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed u soo bandhigtay fursad shaqo oo ka banaan, kaddib markii ay baanaatey booska Agaasimaha Guud Wasaaradda Caafimaadka, waxaana ay bulshada Soomaaliyeed, kuwooda aqoonta u leh u soo bandhigeynaa booskaas banaan in loosoo tartamo, si muwaadiniita loosiiyo fursad ay ugu adeegaan dalkooda, loona helo shaqada la qabanaayo qof ku haboon oo leh aqoon iyo karti.

Hadaba lifaaqa hoose ka akhriso sharuudaha looga baahanyahay qofka daneynaya in uu booskaasi baanaan buuxiyo.

ShaqoBanaan_wasaaradda Caafimaadka