“Saxafaada waa in Alshabab maanta kadib ugu yeertaa UGUS” Taliyaha NISA-dhageyso

1948

Taliyaha hey’adda sirdoonka iyo nabad sugida qaranka Soomaaliyeed Janaraal C/raxmaan Maxamuud Tuuryare ayaa saxaafadda ku amray in alshabaab hadda kadib loogu yeeri doono UGUS oo laga soo gaabiyay ururka gumaadka umadda Soomaaliyeed.

DHAGEYSO

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here