DAAWO: Amniga magaalada Muqdisho oo la adkeeyay

Ciidamada amniga ee dowlada ayaa si weyn u adkeeyay amniga waddooyinka magaalada Muqdisho, taasi oo qeyb ka ah xoojinta Nabadgelyada caasimadda, iyo soo dhaweynta Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdo─čan.

Ciidamada ayaa lagu arkayaa inta badan isgoysyada magaalada Muqdisho, kuwaasi oo gaadiidka iyo dadweynaha ka celinaya waddooyinka hal howlaha u ah caasimadda.

Sidoo kale waxaa la fasaxay inta badan goobaha waxbarashada ee magaalada maadaama ay xiranyihiin waddooyinka, waxaana dadweyne aad u fara badan oo sita boorarka Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turkiga lagu arkayaa waddooyinka caasimadda, gaar ahaan goobaha ay ka socota qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Turkiga.

DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here