Aqriso Liiska Xildhibaanadii kusoo baxay doorashadii maanta Muqdisho ka dhacday.

6890

Doorashada ka socoto magaalada Muqdisho ee lagu dooranayo xubnaha aqalka Hoose ku matalayo Gobolada Waqooyi ee dalka ayaa waxaa manta lagu doortay ilaa lix xildhibaan oo uu ka mid yahay ra’isul wasaaraha dalka.

Xubnaha kusoo baxay doorashada ayaa kala ah:

  1. Maxamad Cumar Carte
  2. Caasho Maxamuud Cumar Koos
  3. Yurub Axmed Raabi
  4. Maxamed Ibraahim Cabdi
  5. Axmed Dhimbil Rooble
  6. C/raxmaan Ducaale Beyle

Xubnaha maanta kusoo baxay doorashada ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxa ay qeyb ka noqon doonaan xildhibaanada Aqalka Hoose ku matali doono Gobolada Waqooyi.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here