Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay jaamacad ku taalla dalka Malaysiya-SAWIRRO

0
2397

In ka badan labaatan arday ayaa ka qalin jabisay jaamacadda Inzaniah oo ku taalla gobolka Kedah ee waqooyi galbeed dalka Malaysia.

Ardaydan ayaa isugu jiray waxbarashada jaamacadda ee heerka kowaad (Bachelor Degree) iyo Kuwa dhameeyay Waxbarashada Heerka Labaad Ee Master Degree ayaa isugu jiray kulliyado kala duwan.

1311

7

3

5

2

Mohamed abdirahman Ismail “Timo”

Radio Muqdisho-Malaysia

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here