Ardayda oo maanta u fariisanaya imtixaanaadka mideysan ee dugsiyada sare

0
2122

Ardayda Soomaaliyeed ayaa maanta u fariistaanaya imtixaanaadka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka, kaasi oo ay qaadeyso wasaarada waxbarashada Soomaaliya.

Ardayda ayaa imtixaanka ku gali doona goobo ay u diyaarisay dowladda,  iyadoo laga shaqeeyey hanaanka ardaydu ay u galayaan imtixaanada.

Wasaarada waxbarashada masuuliyiin katirsan ayaa la socon doona qaabka loo qaadayo imtixaanada iyo guud ahaan sda ay wax u dhacayaan, si hab sax ah oo nidaamsan ay u ugu galaan ardayda imtixaankooda.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here