Askar Ciidanka kamid ah oo laxiray kadib markii lagu helay inay qaadanayeen Mushaar Been abuur ah “Sawirro”

1094

Taliyaha Ciidanka Booliska Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo lahadlay Warbaahinta Qaranka waxaa uu sheegay in laxiray Shan Askari oo kamid ah Ciidanka Booliska Soomaaliya kuwaas oo magacyo kala duwan oo aysan laheyn Mushaar ku qaadanayey.

Taliyaha Ciidanka Booliska Bashiir Cabdi Maxamed waxaa kale oo uu sheegay in Askartaas dhawaan lasoo saari doono Maxkamad Ciidan maadaama ay sameeyeen wax ka baxsan Sharcigga.

“Booliska waxaa uu Todobaadyadda soo socda Baaritaan ku sameyn doonaa dadka Dowladda xaquuq uga qaata si-aan sharcigga waafaqsaneyn ama sharci darro ah cidii arrintaas lagu helana waxaa la horkeeni doonaa sharciga iyada oo aanan ka ganbasho laheyn” Sidaas waxaa sheegay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya.

Halkan ka daawo

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here