AUN Dr. Buurane oo saaka lagu dilay magaalada Muqdisho

Allah u naxariitee, waxaa saaka xaafadda Albarako ee degmada Hodan lagu dilay Dr. Xasan Cismaan Ciise (Dr. Buurane) oo kamid ahaa dhakhaatiirta waa weyn ee Soomaaliyeed oo ku takhasusay cudurada maqaarka.

Guddoomiyaha ururka dhakhaatiirta Soomaaliyeed, Dr. Maxamed Yuusuf oo muddo dheer ay saaxiibo ahaayeen ayaa Radio Muqdisho, taariikhda iyo aqoonta uu u lahaa Dr. Buurane.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here