Awdheegle oo xaaladeeda dagan tahay “Dhageyso”

Gudoomiyaha degmada Awdheegle ee gobalka Shabeellaha Hoose oo Wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa waxaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey xaaladda magaaladda kadib howlgaladda Ciidanka qabalka sida halkaas ka wadeen maalmihii dambe.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in xaaladda magaalada aad u wanaagsan tahay sidoo kalena dadka shacabka siwanaagsan ula shaqeeyaan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Gudoomiyaha Awdheegle oo dhameystiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here