Baarlamaanka oo codka kalsoonida kala laabtay xukuumadda Ra’iisul wasaare Cabdiweli “SAWIRRO”

3287

Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay codka kalsoonida kala laabteen xukuumadda Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed.

Kulanka maanta oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxa uu kooramka ku furmay 211 mudane, waxaana markii dambe ay tirada Xildhibaannada noqdeen 235 mudane.

Gudddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay natiijada codeynta ee maanta, waxaana uu sheegay  in 153 mudane ay ogolaatay in ay dhacdo xukuumadda Ra’iisul wasaare Cabdiweli, halka 80 mudane ay diiday mooshinka, waxaana ka aamustay labo mudane, sidaasina baarlamaanka waxa uu codka kalsoonida ah kala laabtay xukuumadda Ra’iisul wasaare Cabdiweli.


DSC_0010 DSC_0026 DSC_0045 DSC_0051 DSC_0052 DSC_0059 DSC_0063 DSC_0069 DSC_0073 DSC_0079 DSC_0089 DSC_0099DSC09626 DSC09627 DSC09630 DSC09632 DSC09636 DSC09637 DSC09638 DSC09640Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Did you like this? Share it:

2 COMMENTS

  1. Is jiijiid waxba tarimaayo eee xukuumada cusub ee lasoo dhisi doono halaga fikiro mid macquul ah in uu soo xulo raisal wasaare wanaagsan oo ismaqal iyo kala dambayn leh ha ahaado guuul baarlamaanka sida ay u kala saareen madaxdii dalka qilaafkoda iyadoon dowladah deriska iyo beeesha caalamka faraha nala gelin

  2. Waan ku faraxsanahay in kalsoonida lagala noqdo xukuumada c/wali sababtoo ah wax qabad ma lahan waxaana aan ka sugaynaa madaxwaynaha inuu soo magacaabo ra’iizul wazaare khibrad u leh hagidda xukuumadda mahadsanidiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here