Baarlamaanka oo kulan ku leh magaalada Muqdisho

979

Mudaneyaasha Baarlamaanka ayaa maanta ku leh xaruntooda magaalada Muqdisho.

Xidlhibaan Maxamed Cumar oo ka mid ah xoghaynta baarlamaanka ayaa Radio Muqdisho u sheegay in goluhu uu ka hadli arrimo ay ku jiraan sharciga shaqaalaha ajnabiba ah iyo xeerka saxaafadda.

Wuxuu intaa ku daray in akhrin ay marayaan labadan sharci oo ay xukuumaddu u soo gudbisay baarlamaanka.

Shirku wali ma furmin (11:49am), wixii warar ah ee ku soo kordhana waan idinla soo socodsiin doonnaa hadduu Alle idmo.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here