Baarlamaanka oo mar kale ka doodi doona sharciga doorashada dadban

0
1455

Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, kulankaas oo ay kaga hadlayaan arimaha doorashooyinka.

Kulanka oo lagu wado in uu shir gudoomiyo gudoonka baarlamaanka waxaa la filayaa in maanta looga doodo sharciga lagu fulinayo doorashada dadban ee sanadkaan.

Xubnaha golaha baarlamaanka ayaa si qoto dheer uga doodaya sharcigan oo maalmihii dambe baarlamaanku uu ka hadlayey.

Wixii soo kordha la soco.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here