Baarlamaannnada Galmudug iyo Ahlunna oo la mideeynayo

1953

Gudoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in la isku dari doono Baarlamaannada Galmudug iyo Ahlu Sunna, taasi oo ka mid ah sida uu sheegay heshiiskii horey loo gaaray.

Guddoomiyaha ayaa tilmaamay in arintaan ay qeyb ka tahay dhaqan gelinta heshiiska, islamarkaana uu yahay mid isku keenaya Bulshada gobolada dhexe ee dalka.

Cali Gacal Casir ayaa tilmaamay in uu ogeysiinayo Baarlamaanka Galmudug iney fasaxan yihiin xiligan dibna la isugu soo laban doono bisha Feberuay ee sanadka soo socda.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here