Baarlamanka Hirshabeelle oo maanta dooranaya xubnaha aqalka sare

0
2163

Doorashada xubnaha Aqalka sare ee Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa inay ka dhacdo magaalada Jowhar.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Bare ayaa sheegay in maanta la dooran doono Xubnaha Aqalka sare, iyadoo gelinka hore ee maanta la dhageysanayo khudbadaha Musharaxiinta.

“Maanta Afar saac ayay soo xaadirayaan Xildhibaanada, 5-saac ayaa la dhageysanayaa khudbadaha Musharaxiinta, 10-saac ama bacdal Casir waxaa bilaabaneysa doorashada”ayuu yiri Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here