Barlamaanka Soomaaliya oo codka kalsoonida ah siiyay Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmarke

1108

Fadhiga Barlamaanka ee maanta ayaa waxaa lagu madlanaa in Ra’isul wasaaraha Soomaaliya uu Barlamaanka weydiisto in ay codka kalsoonida ah siiyaan waxaana kulanka Barlamaanka goobjoog ka ahaa Madaxweynha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kadib khudbad ay kulanka Barlamaanka ay ka jeediyeen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid ayaa la gudagalay in codka kalsoonida ah loo qaado kaas oo ahaa cod gacan taag ah waxaana cod aqlabiyad leh ku meelmariyay Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid 218 Xildhibaan oo siisay codka kalsoonida ah.

Markii uu helay codka kalsoomida ah kadib ayaa Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid lagu dhaariyay gooobta.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here