Barnaamijka Faaqidaada Wararka (Dhageyso)

Barnaamijka Falanqaynta Wararka ee kabaxa Radio Muqdisho ayaa saakay looga hadlay sida loo wajihi karo Dhismaha Maamulka Gobollada  Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, iyadoo ay ka qayb galeen Aqoonyahanno ku xeel dheer falanqaynta Arrimahaan iyo sida loo dhamaystirikaro

Halkaan ka Dhagayso Barnaamijka oo uu soo jeedinayo wariye  Cabdirisaaq Maxamed Farax Shiine.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here