Barnaamijka Kulanka Todobaadka Ee Jimcaha Oo Looga Hadlayo Hantida Qaranka Iyo Ilaalinteeda

1489

Akhristayaal waxaan idiin ku wargalineynaa  barnaamijka kulanka todobaadka ee Jimca walba ka baxa Radio Muqdisho in bari Dambe oo jimcaha ah looga hadlayo Hantida Guud ee Qaranka iyo ilaalinteeda, waxaana barnaamijka marti ku ah Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska,Hanti Dhowrka Guud Ee Qaranka,Xeer ilaaliyaha Qaranka,Iyo Garyaqaanka Guud.

Haddaba haddii aad dooneysid in aad ka qeyb gasho barnaamijkaasi oo su’aalo la xiriira Mowduuca Barnaamijka aad weydiiso Mas’uuliyiintaasi ku soo dir wixii fikirkaada ama su’aal ah Radiomuqdisho@gmail.com,ama soo wac oo si toos ah barnaamijka ugu qeyb qaado xiliga uu baxayo Barnaamijka oo ah 10;00 ama Ee Jimcaha. Numberadaan:, 941093,941012 861012,861011 Ama Facebook Radio Muqdisho.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here