Barnaamijka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay dhibaatooyinka Shabaab

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV Jimco kasta ayaa lagu falanqeeyay dhibaatooyinka ay maleeshiyaadka Shabaab ku hayaan shacabka iyao dagaallo dhex maray shacabka iyo maleeshiyaadka Shabaab oo dhac u geysta xoolaha dadka reer miyiga ah.

Barnaamijka waxaa marti ku ahaa oo ka qeybgalay  Axmed Maxamuud Carab iyo agaasimaha machadka ka hortaga xagjirnimada C/raxman Sahal Yuusuf, waxeyna si faah faahsan uga hadleen dagaalladaasi iyo cawaaqib xumida ka dhalan karta ficilada guracan ee Shabaab.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here