Barnaamijka Kulanka todobaadka oo looga hadlay Afkaarta qaldan ee Shabaab+Dhageyso

0
2521

Barnaamijka kulanka Soomaaliya ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa maanta looga hadlay afkaarta gurracan ee kooxda Shabaab ay ku marin habaabiyaan dhallinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa isqarxiya.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalay Sheekh Nuur Baaruud Gurxan wiil ka tirsanaa jiray Shabaab iyo mas’uuliyiin kale

Halkan hoose ka dhageyso

BAR KULANKA JIMCAHA -29-07-2016

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here