Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay dhibaatooyinka Qaadka “Dhageyso”

1241

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan looga hadlay Dhibaatada Qaadka iyo waxyeeladiisa.

Barnaamijka waxaa marti ku ahaa u Ololeeyaha Ciribtirka Khaadka Abuukar cawaale Qaad-diid iyo Sheekh Nuur Baaruud oo isna ka hadlay Cunista Qaadka diinta islaamka waxa ay ka qabto.

Martida ayaaa si qota dheer  uga hadlay dhibaatada dalka uu ku hayo qaadka iyo sida looga hortagi karo.

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here