Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay taariikhda Jaamacadda Ummadda “Dhageyso”

0
1697

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay tayada waxbarashada Jaamacadda ummadda Soomaaliyeed oo dib loo howlgeliyay sanadkii hore.

Barnaamijka waxaa marti ku haa guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Maxamed Axmed Jimcaale  oo faah faahin ka bixiyay taariikhdii jaamacadda, burburkii soo gaaray iyo dib u howlgelinteeda, isagoo xusay in jaamacaddu ay leedahay waxbarasho tayeeysan islamarkaan ay xiriir wanaagsan la leedahay jaamacado caalami ah.

Guddoomiyaha ayaa faray dadka deggan xarumihii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ay ku laheyd Muqdisho iyo gobolka SH/Hoose ineey si deg deg ah uga guuraan dhulka Jaamacadda, si dib u dhis loogu soo sameeyo.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here