Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay xaaladda ciidanka XDS (Dhageyso+Sawirro)

1293

Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay xaaladda ciidamada XDS iyo howlgallada ay dalka ka wadaan.

Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa taliyaha ciidanka XDS Jen. Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe oo faah faahin buuxda ka bixiyay xaaladaha ciidanka XDS, howlgallada lagula dagaalamayo Alshabaab iyo dib dhiska ciidanka.

Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran

DSC01867 DSC01869 DSC01870 DSC01872 DSC01873 DSC01874 DSC01877 DSC01878 DSC01879 DSC01880 DSC01883 DSC01885 DSC01887 DSC01888 DSC01889

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here