Barnaamijka Kulanka Todobaadka oo uu marti ku ahaa wasiirka arrimaha gudaha “Dhageyso+Sawirro”

2101

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa wasiirka arrimaha gudaha mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen oo ka hadlay howlaha wasaaraddiisa iyo guud ahaan siyaasadda guud ee dalka.

Wasiirku waxa uu faah faahin ka bixiyay howlo badan oo horyaala wasaaraddiisa iyo sidii howlahaasi loogu jaangoyn lahaa hiigsiga 2016-ka iyo arrimo kale oo muhiim ah.

Intii uu socday barnaamijka ayaa wasiirku waxaa uu ka jawaabay su’aalo ay qadka Telefoonka ku soo weydiiyeen qaar ka mid ah dhageystayaasha barnaamijka.

??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ???????????????????????????????

Sawir-qaade: Farxaan Suleymaan Daahir

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. Mudane wasiir waxaa tahay nin wax badan oo wadanka ka jira xog ogaal u ah welibana dadaal badan ee ilaahay haku guuleeyo. Waxaa ku dadaashaa sidii aad amarada dowlada uga hirgelin laheyd maamul goboleedyada oo dadka loo fahamsiin lahaa waxa dowladu tahay. aad baa u mahadsan tahay mudane Odowaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here