Barnaamijka Midnimo oo looga hadlay muhiimadda isku duubnida Bulshada Soomaaliyeed

68

Barnaamijka Midnimo, waxaa Tobaadkaan looga hadlay muhiimadda ay leedahay Midnimada, isku duubnimada Bulshada iyo kaalinta ay qaadan karaan ururada Bulshada Rayidka ah.

 

Waxaa Barnaamijka marti ku ahaa oo ka qaybgalay Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo ah Gudoomiyaha hay’adda Tubta Nabadda iyo Jawaahir Baarqab oo ah guddoomiyaha Ururka Haweenka ee Gobalka Banaadir.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here