Barnamijka Fanka iyo Fannaanka Ee Radio Muqdisho” Ku Dhageyso Fannaanada Xaawa kiin”

3292

Barnaamijka Fanka iyo Fannaanka ee ka baxa Radio muqdisho todobaadkiiba mar, waxaan todobaadkan ku wareysanay Fannaanada Xaawo Axmed Hilowle (Xaawa Kiin)

Wariyheena Yuusuf Garabey ayaa khadka telfonka ku wareystay Xaawa Kiin oo Heesa Cusub sanadka  u diyaarisay bulshada islamarkaana ku soo bandhigi doonto barnaamijkan.
Dhageysi iyo guddoon wacan barnaamijka fanka iyo Fannaanka ee Radio Muqdisho.

Halkaan hoose ka dhageyso

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here