Barnamijka Fanka iyo Fannaanka ee Radio Muqdisho”ku dhageyso Fannaanada Faadumiina”

0
2069

Barnamijka Fanka Fannaanka ee Radio Muqdisho oo todobaadkiiba mar soo gala ayaanu ku soo qaadanaa fannaaniinta Soomaaliyeed meel kastaa oo ay joogaa, haddii ay ahaan lahayd heesihii hore iyo kuwii dambe fannaaniinta ku luqeeya.
Todobaadkan waxaan idiin hayaa Fannaanada Faadumiina shiekh Hillowle oo ka mid ah fannaaniinta da’yarta ah ee qurbaha heesaha ku soo qaada, waxeyna si gaar ah ugu luqeysaa heesaha kuwooda Xamariga ah.
Wariyaheena Yuusuf Garabeey ayaa wareystay Faadumiini iyadoo ku sugan UK gaar ahaan London, waxa uuna wax ka waydiiyay qaar ka mid ah Suugaanteeda.

Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here