Barnamijka Kulanka todobaaddka oo maanta looga haddlaayay Musuq maasuqa Soomaaliya iyo heerkiisa” Dhagayso+Sawiro

0
4030

Barnamijka Kulanka todobaaddka oo ka mid ah Barnamijyada, sida wadajirka ah uga baxa Raadiyaha iyo TVga Qaranka maalinta jimca ah ayaa todobaadkan waxaa looga haddlay Maalmaha Dunida loogu Magac daray la dagaalan ka Munuq maasuqa Adduunka, waxaana Barnamijka ka qaybgalaayay.

Xeer ilaaliyaha guudd ee Qaranka  Dr Axmed Cali Daahir iyo Hanti dhawraha guudd ee Qaranka Dr Nuur Faarax oo marti ku ahaa Barnamijka ayaa sharixi doona musuq maasuqa Soomaaliya iyo xilligaan.

Halkaan ka Dhagayso.

DSC08495 DSC08496   DSC08499   DSC08502      DSC08510        DSC08518

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here