Barnamijka kulanka todobaadka oo looga howlahay wasaaradda arrimaha gudaha ay xilligan ka waddo dalka “dhageyso”

1254

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay howsha wasaaradda arrimaha gudaha ay xilligan ka waddo gudaha dalka.

Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa wasiiru-dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka C/rashiid Maxamed Xiddig oo faah faahin ka bixiyay halka ay mareyso howsha dhismaha maamul u sameynta gobollada dhexe, dagaallada ka socda xuduudda ay wadaagaan gobollada Galgaduud iyo Hiiraan,  kuwaasoo u dhaxeeya ciidanka Liyuu Booliis iyo dad shacab ah.

Wasiiru-dowladda ayaa ka jawaabay su’aalo kala duwan oo ay soo weydiiyeen qaar ka mid ah dhageystayaasha Barnaamijka.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here