Baroordiiqda geerida boqor Bhumibol Adulyadej oo ka socota dalka Thailand+Sawirro

4750

Dalka Thailand waxaa weli ka socda baroor diiq loo sameeynayo geerida boqor Bhumibol Adulyadej oo habeen hore ku dhintay Isbitaal ku yaal magaalada Bankok oo lagu magacaabo Siriraj hospital.

Boqorka dalka Thailand Bhumibol Adulyadej, oo ah boqorkii ugu xukunka dheeraa adduunka ayaa geeriyooday isagoo 88 sano jir ah, iyadoo shacab farabadan ay hordhoobanyihiin Isbitaalkii uu ku geeriyooday iyo nawaaxiga gurigiisa.

Boqorka oo xukunka qabtay tan iyo 1946 dii, ayaa loo arkayay inuu ahaa qof mideeyay dalka  Thailand.

Boqor Bhumibol, oo ku dhashay gobolka Massachusetts ee dalka Mraykanka ayaa boqortooyada wuxuu la wareegay, 9 June 1946 ka dib markii walaalkii boqor Ananda Mahidol, uu dhintay.

kingthai1 kingthai2 kingthai3 kingthai4 kingthai6 kingthai7 kingthai8 kingthai9 kingthai10

tb739eaa
tb739eaa

kingthai12

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here