Booliska Mareykanka oo toogtay Muwaadin Soomaaliyeed.

4031

Ciidamada Booliska dalka Mareykanka ayaa la xaqiijiyay in ay toogteen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Soomaalida kunool dalka Mareykanka.

Soomaalida kunool dalka Mareykanka ayaa sheegay in ninkaasi ay ciidamada Ammaanka ay isku dhaceen ka dibna ay toogteen.

Ninka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Xuseen Xasan, waxaana la sheegay in uu ka mid ahaa Soomaalida kunool Gobolka Washinton.

Falkaan ayaa ahaa Mid aad looga Naxo, Maadaama wararka Qaar ay sheegayaan in ninkaasi uu ahaa Shaqsi dhimirka looga jiray.

Ciidamada Booliska dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Askarigii dilkaasi geystay, islamarkaana ay baaris ku waddaan

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here