Bulshada oo lagu Wacyi galinayo Ahmiyadda Amniga

Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa maalmihii dambe wadday qorshayaal lagu adkeynayo amniga caasimadda taas oo saldhig u ah sii socoshada Horumarka Laga gaarayo Caasimadda.

Agaasimaha Waaxda Wacyi gelinta iyo Xiriirka Arrimaha Bulshada Waaaradda Amniga Gudaha  Cabdullaahi Faarax “Siyaasi” oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sharraxaya Howllaha Shaqo ay maalmahaan ka wadeen caasimadda si  bulshadu u hesho Nabad iyo Xasillooni  Taam ah.

Halkaan ka Dhageyso

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here