Caasha Shaacuur oo deeq gaarsiisay Dadkii ku waxyeelloobay fatahaadaha Dalka

Marwo; Caasho Shaacuur Ugaas, ayaaa Guddiga Qaran ee gurmadka fatahaadaha waxaa ay ku wareejisay deeq isugu jirta dharka Dumarka, maro Kaneecooyin, Bustayaal, Salliyadda lagu fariisto iyo Bacaha Roobka laga galo,

Deeqda waxaa lasoo mariyay hay’ada Hinna oo ka shaqeysa arrimaha gargaarka iyo samafalka, iyada oo uu deeqdaasi kala wareegay gudoomiyaha Guddiga, Wasiir; Xamsa Saciid Xamsa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here