Cabdiraxmaan Mucaawiye Oo Si KMG Ah Loogu Magacaabay Xoghayaha Joogtada Ah Ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Cabdiraxmaan Mucaawiye Sheekh Ibraahim u magacaabay in si KMG ah uu u hayo xilka  xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa looga fadhiyaa in uu si hufan u guto howsha loo igmaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here