Cabdiwali Maxamed Ibraahim oo noqday Sanatorkii 8-aad ee kasoo baxay Koofur Galbeed.

Kursiga ugu danbeya 8-mudane ee Golaha Aqalka Sare ee laga soo doorto Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Ku guuleystey Sen. Cabdiwali Maxamed Ibraahim
oo ka guuleystay  Cabdullahi Roobow Maxamed.

Cabdiwali Maxamed Ibrahim ayaa heley codod gaaraya  68 cod halka  Cabdullahi Roobow Maxamed  uu heley 18 sidoo kale waxaa halaabay 2 cod , iyadoo ay guud ahaan codeysay 91 xildhibaan.