Cadaado Oo Loo Magacaabay Magaalada Ganacsiga Gal-Mudug

Wareegto Kasoo baxday Xafiiska M.weynaha Maamulka Gal-Mudug, oo Nuqul kamid ah Lasoo gaarsiiyay War-qabadka Radio Muqdisho ayuu M.weynaha Maamulkaasi C.kariim Xuseen Guuleed Magaalada Cadaado ugu Magacaabay in ay tahay Xarunta Ganacsiga Maamulkaasi.

Lifaaqa Hoose Ka Aqriso Wareegtada Ka Soo baxday Xafiiska M.weynaha Gal-mudug.

wareegtada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here