Cali Guudlaawe oo loo doortay Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle

Xildhibaannada dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa gordhaw madaxdweynaha cusub ee afarta sano ee soo socota hogaamin doono udoortay Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) .

Mudanayaasha golaha oo gaaraya 99 mudane waxaa ucodeysay madaxweynen Cali Guudlaawe 86- mudane halka 13- kalane ay codkooda siiyeen musharax Cabdiraxmaan Jimcaale Cusmaan oo la tartamayay ma jirto wax ka aasmusay.

Hada waxaa socoto codeynta madaxweyne kun xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle oo ay ku tartamayaan Musharax Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf dabageed) iyo Musharax Maxamed Maxamuud Cabdulle (M. dheere).

Halkaan kala soco waxii kusoo kordha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here