Cali Sheikh Maxamuud Gacal oo ka mid noqday xildhibaanada loo doortay Aqalka Sare.

Waxaa si habsami leh u socoto doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ku matalayo Dowlad Goboleedka Galmudug waxaana la doortay kursigii Toddobaad.

Tartanka kursiga Todobaad ee Aqalka sare ku matalayo Koonfur Galbeed Waxaa ku guuleystey Cali Sheikh Maxamuud Gacal oo heley  codad gaaraya 68 cod halka Cabdikadir Cali Axmed oo la tartamayay uu heley 22 cod. 1-cod ayaa halaabey waxaana guud ahaan codeyey 91 Xildhibaan .