Cali Xaamud: waa laga hortagay kooxdii soo weerartay Xalane” Dhegeyso”

0
761

Afhayeenka Ciidanka AMISOM  Korneel Cali Aadan Xaamud oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in kooxihii weerarka ku soo qaaday Xerada Xalane oo ka tirsanaa Al-shabaab la fashiliyay lagana hortagay hadafkii ay laheeyeen,isagoo u mahadceliyay Ciidanka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee la dagaalamay kooxdii weerartay saldhiga AMISOM ee magaalada Muqdisho.

Dhegeyso Codka Korneel Xaamud

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here