Cayayaanka Anyaxa oo Feerdeer dhibaato kuhaya “Dhageyso”

Qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa saameyn ku yeeshay Cayayaanka Anyaxa oo markii hore logu arkay meelo kamid ah gobolka Mudug.

Anyaxa ayaa ku habsaday meelo ku dhow Feerfeer ee gobolka Hiiraan dadka deegaanka ayaa dhibaato badan ku qaba.

Qaar kamid ah dadka deegaanka uu Anyaxu ku habsaday ayaa sheegay in dalagii Beerahooda dhibaato uu gaarsiiyey.

Faahfaahinta oo dhameystiran halkan ka dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here