Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku dhigay dhagar qabe ka tirsan Al-Shabaab

1114

Ciidamada Amniga ayaa gacantaku dhigay dhagar qabe ka tirsanaa maleeshiyada al-Shabaab kaasi oo doonayay oo ku dhuumaaleysanayay nawaaxiga Degmada Afgooye.

 

Qoraalka kooban oo lagu daabacay Barta Twitter-ka ee Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen shaqsi ka tirsan Al-Shabaab oo maleeshiyada u qaabilsanaa dhanka sahanka ah, kaasi oo doonayay in uu bixiyo xogaha ciidamada.

Ma jirto cid wax ku noqotay howlgalka.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here