Ciidamada ammaanka oo wado howlgal lagu soo afjarayo weerar argagixiso oo ka dhacay Muqdisho

0
1459

Ciidammada Ammaanka ayaa wada howlgal ay ku soo afjarayaan weerar argagixisadu ku soo qaadeen xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee u dhow taallada Sayidka.

 

Ciidammadu waxay ku guuleysteen in ay soo badbaadiyaan dad xarunta Wasaaradda ku sugnaa.

Faahfaahinta wixii ka soo kordha weerarkan waan idinla wadaagi doonnaa

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here