Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay dhagar-qabihii waday gaari ku qarxay Muqdisho

Ciidammada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay dhagar qabihii waday gaari ku qarxay agagaarka iskaashatooyinka gaadiidka ee degmada Xamar weyne.

Ciidanka ayaa sidoo kale xiray labo qof oo la tuhmay. Ma jiro khasaare Nafeed oo ka dhashay qaraxaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here